Qeexid

"Abaal marinta uu ka mutaysto qof fal uu sameeyey. ld jisad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jiso oo kali ah:
  • Fleming ayaa ugu baaqday Saudi Arabia inay tixgeliso heshiiskii dunida ee ku aadan arimaha qoxootiga kaasoo la gaaray 1951-kii, waana inay joojiso tarxiilka ay ku hayso dadka Somalida ah inta xaaladu ay iska badlayso.
  • Waxaanan ku farayaa inaad si niyad-sami ah xilkii aad haysay ugu wareejiso Xuseen Cali Warsame oo aan u soo magacaabay xilkaas isaga ah."