Qeexid

"U j.: dibi, dibi kale guulid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jixi oo kali ah:
  • Hase yeeshee Rasuulku SCW iyo asxaabtiisu uma jixinjixin dhib kasta oo ku timaaddda, Allahna qur'aank ayuu intaa ku soo dejinayey uu ku boorrinayey iney ku sabraan dhibka ogaadaanna iney cidhibta dambe iyagu iska leeyihiin.
  • "Ma jirto wax xiriir ah oo noo dhexeeya inaga iyo shirkada markabka iska leh, iyaga ayayna dani ugu jirtaa inay u badbaadaan markabka, matooro saaran iyo haamo ay ku jirto kiimiko" ayuu yiri Ayuub oo intaas ku daray inaysan u jixin-jixeyn shaqaalaha.