Qeexid

Naxariis; raxmad.

Qeexid Xigta

ld jixinjixid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jixinjix oo kali ah:
  • Hase yeeshee Rasuulku SCW iyo asxaabtiisu uma jixinjixin dhib kasta oo ku timaaddda, Allahna qur'aank ayuu intaa ku soo dejinayey uu ku boorrinayey iney ku sabraan dhibka ogaadaanna iney cidhibta dambe iyagu iska leeyihiin.
  • Looma jixinjixo qofka kas u garab mara dhaqankan, oo waxaa ba laga yaabaa in uu xabbis mutaysto.