Qeexid

"Cabbirka dherer ee wax taagani leeyihiin."

Qeexid Kale

ld jeeg (1). Weel bir ama macdan ka samaysan, siddo iyo dabool leh oo wax lagu shubto.

Qeexid Xigta

(-gag, m.l) Dhar ama kabo mar la isu qaadan karo.

Wadaag: