Qeexid
"Roob aan kala go' lahayn oo habeenkii da'a."
Qeexid Xigta
Legdan laba qofood oo kala xoog badan oo kan xoogga badani labadiisa gacmood laabto oo lugaha kaliya ku legdamo.
"Roob aan kala go' lahayn oo habeenkii da'a."
Legdan laba qofood oo kala xoog badan oo kan xoogga badani labadiisa gacmood laabto oo lugaha kaliya ku legdamo.
Wadaag:
Dhis maqaar, qoryo, iyo caws laga sameeyo oo qaab nirgood ama weylood leh oo la tuso hasha ama saca ilmihiisu dhinto, si uu u godlado.
Socod dheer oo aan nasiino lahayn oo maalin la socdo.
m.l
Wadaag:
Socod hadba meel istaagid.
Ku j.: qof dhulka jiifa oo muruq hayo si turaal ah ugu istaagid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
joog ekeeye m.l (-yayaal, m.l/dh) Xarriiq isku xira meelaha jooggoodu isku mid yahay ee ka sarreeya bad lasimanta.
Wadaag:
Meel ku nagaan.
Jirid; noolaansho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Cabbirka dherer ee wax taagani leeyihiin.
(-gag, m.l) Dhar ama kabo mar la isu qaadan karo.
ld jeeg (1). Weel bir ama macdan ka samaysan, siddo iyo dabool leh oo wax lagu shubto.
m.l
Wadaag:
(juqr.) Fogaanshaha qotonka ee ka sarreeya celceliska bad la simanta laguna cabbiray mitirro ama cago.
m.l
Wadaag:
Astaan dhibic ah oo hadal dhan oo qoraal ah dhammaadkiisa lagu dhigo.
ld joogsasho.
m.l
Wadaag:
Socod joojin.
Fadhi ka istaagid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
J. ah: wax aan isbeddel lahayn ama aan kala go'ayn.
Shaqaale hay'adeed oo aan maalin goosato ahayn.
m.dh.kh
Wadaag:
Fal si joogto ah u qabasho.
f.g2
-teeyay, -teysay
Wadaag:
(nax.) Ammin faleed tilmaama fal dhacaya isla marka la joogo oo lagu dhawaaqayo warka.
m.dh
Wadaag:
Socod aan la joogsanayn maalin dhan.
Taag-naan aan nasiino lahayn.
Cucub.
m.l
Wadaag: