Qeexid

"Fal si joogto ah u qabasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga joogtee oo kali ah:
  • Horumarin kale ha joogtee, qaybo ka mid ah dhulka goobtaas yar ee xoolaha loogu gawraco magaalada, ayaaba hadda la dayrtay oo dad la mulkisiiyay.
  • Kuwo meelo kale wax ka qaba, sida dhegoole, indhoole iyo maalaayiin magac oo foolxumo, cay, iin iyo aflagaaddo huwan oo la joogteeyey dabadeedna sidaa ku qabatimay.