Qeexid
"(-shyo, m.dh) ld joohaar- bibanji."
"(-shyo, m.dh) ld joohaar- bibanji."
Wadaag:
(-shyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac afar dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld shiish-bijoohaar.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac afar dhibcood ku leh, dhinaca kalena shan. ld banji-bijoohaar, biish-bijoohaar, joohaar bibiish.
m.l
Wadaag:
Mas if badani uurka uga jiro oo habeenkii inta la soo baxo ilayskeeda ku ugaarsado; masjoohaar.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag galay dhinac hal dhibic ku leh, dhinaca kale na shan dhibcood. ld banji-biyeeg, biish biyeeg, yeeg-bibanji.
m.l
Wadaag:
Dhagax dubnadeed oo wejiga ciyaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac min afar dhibcood ku leh.
Wax if bixiya oo masjoohaarku habeenkii markuu ugaarsanayo soo tufo.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talag galay dhinac hal dhibic ku leh, dhinaca kalena afar dhibcood ku leh. ld joohaar biyeeg.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac afar dhibic ku leh, dhinaca kalena shan dhibic. ld joohaar-bibanji.
m.l
Wadaag:
Cabbir u gaar ah beeyada oo u dhigma afar kiintaal.
Falxad.
B. ah: nafley aad u xoog badan.
m.dh
Wadaag:
(-shyo, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay dhinac ka cad dhinacna shan dhibcood ku leh. ld biish-bicaddaan, caddaan-bibanji.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac saddex dhibcood ku leh, dhinaca kalena afar. ld joohaar-bisaliim.
m.l
Wadaag: