Qeexid
"eeg jooji. ld joojis."
"eeg jooji. ld joojis."
Wadaag:
Wax dhaqaaq ka celin.
Wax dhulka yaal istaajin.
Wax socday hakin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (baay.) Walax hoos u dhigta ama joojisa falgal uu xukumayo insaym.
m.l
Wadaag:
joojiye falgal m.l (-ayaal ..., m.l/dh) Walax yareysa waxtarka kaalkaaliyaha, taas oo ah, dhakhsaha falgalka oo yaraada.
Wadaag:
Barashada qaabka iyo habdhiska dhulka. Barashadan waxaa ka mid ah walxaha uu ka koobanyahay dhulka, kala filiqsanaantooda, taariikhdooda, nolosha dhirta iyo xayawaanka ku nool ama ku noolaan jiray.
m.l
Wadaag:
Diidmo ay shaqaaluhu ku diidayaan in ay wadaan shaqada, ayaga o codsanayaan lacag dheeraad, ama xaalad ka wanaagsan tii hore.
m.dh
Wadaag:
joog ekeeye m.l (-yayaal, m.l/dh) Xarriiq isku xira meelaha jooggoodu isku mid yahay ee ka sarreeya bad lasimanta.
Wadaag: