Qeexid

"(-yayaal, m.l/dh) (baay.) Walax hoos u dhigta ama joojisa falgal uu xukumayo insaym."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga joojiye oo kali ah:
  • PL oo fasaxdey laanta Af-Somaliga VOA Ku-xigeenka Warfaafinta Puntland oo la hadlaya saxaafada Dowladda Puntland ayaa maanta 09 Oct,2009 goáansatey in Hawada loo fasaxey laanta Af-Somaliga VOA kadib markii la joojiyey 1 Oct,2009.
  • Sadex habeen ka hor ayay aheyd markii magaalada Bosaso lagu diley labo askari oo ka tirsan ciidankaas kadib markii rasaas looga soo furey gaari ay joojiyeen taas oo taliyaha ciidanka Boliska Puntland ka gaabsadey in uu cid ku eedeeyo.