Qeexid
"Nooc cimaamaadaha ka mid ah oo ragga madaxda ah iyo wadaaddadu madaxa ku duuban jireen."
Qeexid Xigta
Dhogor ama dun la midabeeyey oo fardaha madaxa loo suro qurux awgeed.
"Nooc cimaamaadaha ka mid ah oo ragga madaxda ah iyo wadaaddadu madaxa ku duuban jireen."
Dhogor ama dun la midabeeyey oo fardaha madaxa loo suro qurux awgeed.
Wadaag:
Warqad turubka ka mid ah oo marka iskaalada la ciyaarayo meel kasta oo warqad ka maqantahay buuxiya; maato.
m.l
Wadaag:
joog ekeeye m.l (-yayaal, m.l/dh) Xarriiq isku xira meelaha jooggoodu isku mid yahay ee ka sarreeya bad lasimanta.
Wadaag:
Meel ku nagaan.
Jirid; noolaansho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Cabbirka dherer ee wax taagani leeyihiin.
(-gag, m.l) Dhar ama kabo mar la isu qaadan karo.
ld jeeg (1). Weel bir ama macdan ka samaysan, siddo iyo dabool leh oo wax lagu shubto.
m.l
Wadaag:
(juqr.) Fogaanshaha qotonka ee ka sarreeya celceliska bad la simanta laguna cabbiray mitirro ama cago.
m.l
Wadaag:
Wax dhaqaaq ka celin.
Wax dhulka yaal istaajin.
Wax socday hakin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Socod joojin.
Fadhi ka istaagid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Bilaale yar oo dhoob ka samaysan oo shaaha iyo bunka lagu cabbo.
m.l
Wadaag:
Astaan dhibic ah oo hadal dhan oo qoraal ah dhammaadkiisa lagu dhigo.
ld joogsasho.
m.l
Wadaag: