Qeexid

"Dibi weyn oo dhufaan ah; baqay."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga joome oo kali ah:
  • Ciidamo Itoobiyaan ah oo gaaray Deegaanka Qurac joome ee Gobalka Bakool.
  • Dhanka Koonfur galbeed Dhulka loo yaqaan Dalandoole ee gobolka Baay ee ku dhow Hiiraan, dhanka galbeed waadiga Abeesaale ee ku dhow Deegaanka Quracjoome oo ah marin Xuduudeedka ay ku kala qeybsamaan Gobolka Bakool iyo Hiiraan.