Qeexid

"ld jawaan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga joonyad oo kali ah:
  • Laakiin arinta ugu darrani waxay tahay saylad ganacsi oo ka hoos dilaacday barnaamijka diiwaangelinta cod-bixiyayaasha, taas oo uu qofkii doonaa inta uu gacanta dhiibo joonyado kaadhadh ah loo rari karo.
  • Maryo aloolka reer Oroba ayaa iyaguna sharaab u qaaday siminaarkaa, isla markaana ugu yaboohay joonyado aan shuuro iyo hadhuudh u kala garran-waayey.