Qeexid
"Gacanta oo faruhu duubanyihiin oo inta kor loo qaado si xoog leh wax loogu dhufto; tantoonyo."
"Gacanta oo faruhu duubanyihiin oo inta kor loo qaado si xoog leh wax loogu dhufto; tantoonyo."
Wadaag:
(-dbay, -dubtay; -dbi) Faraha gacanta oo duuban si xoog leh wax ugu dhufasho.
f.g1
Wadaag:
Hab cayaarta waalada loo dheelo oo laba qof si isweydaar ah gacmaha isu dhaafsadaan.
Babac.
ld gudbid.
m.l
Wadaag:
ld jinaabo. Shahwada ka timaad qof hurda.
Afarta joho ee waaweyn mid ka mid ah oo u dhexeysa bari iyo galbeed, kana soo horjeeda woqooyi; koofur.
m.l
Wadaag: