Qeexid

"(sh.r) Nabar, ay waxa gammuuxani geystaan."

Qeexid Kale

J. ah: haad fas badan laga hayo (turub).

Qeexid Xigta

(sh.r) Wax qarxay ama si xoog leh meel ugu dhacay, sanqadhooda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine