Qeexid
"eeg jugeyso. ld jugeysad, jugeysi, jukeysad, jukeysasho, jukeysi."
"eeg jugeyso. ld jugeysad, jugeysi, jukeysad, jukeysasho, jukeysi."
Wadaag:
Dhar la dhaqay baaf iwm gudihiisa ku garaacasho ama ku xafuujisasho.
Haad turub oo fas badan laga hayo degasho (ciyaar turub) ld jukeyso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg jimleyso. ld jamleysad, jamleysasho, jamleysi, jim-leysad, jimle jimleysi m.l ld jimleysasho.
m.f.dh
Wadaag:
ld jaabajaabeysad, jaabajaabeysasho, jaabajaabeysi.
m.f.dh
Wadaag: