Qeexid
Dhar la dhaqay baaf iwm gudihiisa ku garaacasho ama ku xafuujisasho.
Qeexid Xigta
Haad turub oo fas badan laga hayo degasho (ciyaar turub) ld jukeyso.
[-stay, -satay]
f.mg3Dhar la dhaqay baaf iwm gudihiisa ku garaacasho ama ku xafuujisasho.
Haad turub oo fas badan laga hayo degasho (ciyaar turub) ld jukeyso.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld jugeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld jugeysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld jugeysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg jugee. ld jugeys, jukeyn, jukeys.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg jugeyso. ld jugeysad, jugeysi, jukeysad, jukeysasho, jukeysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld jugeyso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld jimleyso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Cunto suugo ku darsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Laba tiro ama ka badan iskudarid.
Qeexid Xigta: Dhibaato is badid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax meel ku sugan meel kale dhigasho.
Qeexid Xigta: Cid wax gaarsiin.
Qeexid Kale: Cid waxtarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: ld jukee.
Qeexid Xigta: Turub iyadoo la muujinayo in haad fas badan laga haayo bad ku dhufasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax hog ku bislaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Laba wax ama ka badan isla ekeysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Ergey dirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Neef irmaan sacab ku maalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (sh.r) Nabar, ay waxa gammuuxani geystaan.
Qeexid Xigta: (sh.r) Wax qarxay ama si xoog leh meel ugu dhacay, sanqadhooda.
Qeexid Kale: J. ah: haad fas badan laga hayo (turub).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld jimleyso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Shahwo iska keenid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Dhawaaq, shanqar iwm dheg u dhigid.
Qeexid Xigta: Cid hadal loo soo jeedinaayo ismoogeysiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax aad u rabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]