Qeexid
"Gardarro cid ku samayn."
[-ulay, -ushay]
julul2 lay
julul2 shay
f.mg2"Gardarro cid ku samayn."
Wadaag:
Dheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujinaya rimid ama uur yeelasho.
Neef ari ah aad u caatoobid.
f.mg1
-ulay, -ushay
Wadaag:
Wax aasnaa sida xidid dibad u soo bixid.
f.mg1
-ulay, -ushay
Wadaag:
Wax ruxid.
Wax meel ka soo lalmin.
f.g1
-ulay, -ushay
Wadaag:
/dh (jool.) Biyo kulul oo qulqulaya oo ka soo baxaya dhulka, badanaa marka magmadu kululaysa, sida darteed waxaa aad looga helaa gobollada folkaanaha marka qaraxa folkaanuhu uu istaago.
m.l
Wadaag: