Qeexid

"ld jimlo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jumlad oo kali ah:
  • Sidaan ogsoonnahay doolarka Maraykanku ma aha wax ku cusub Soomaaliya oo in muddo ahba wuxuu ahaa lacagta lagu kala gato laguna qiimeeyo badeecooyinka siiba kuwa jumlada ah.
  • Kedib furashadii Makka sanadkii siddeedaad ee Hijriyada, dowladdii Islaamku waxay billowday isfidin, qabaa'ilkii Jasiiradda carabtuna waxay markaasi si jumlad ah usoo gelayeen Islaamka.