Qeexid
"ld jinaab2."
[-ubay, -ubtay]
junub2 bay
junub2 btay
f.mg1"ld jinaab2."
Wadaag:
(-dbay, -dubtay; -dbi) Faraha gacanta oo duuban si xoog leh wax ugu dhufasho.
f.g1
Wadaag:
ld jinaabo. Shahwada ka timaad qof hurda.
Afarta joho ee waaweyn mid ka mid ah oo u dhexeysa bari iyo galbeed, kana soo horjeeda woqooyi; koofur.
m.l
Wadaag: