Qeexid
"ld junuunid."
"ld junuunid."
Wadaag:
ld jinaabo. Shahwada ka timaad qof hurda.
Afarta joho ee waaweyn mid ka mid ah oo u dhexeysa bari iyo galbeed, kana soo horjeeda woqooyi; koofur.
m.l
Wadaag:
Sunbaax ama urta ka soo baxda hilib la shiilayo ama la dubayo.
Saac-xumo dhacda oo wax kasta khayrka ka qaadda.
m.dh
Wadaag:
Dareen meel oogada ka mid ahi iska dareento oo ay la kaarto ama dhuuri ula rooro, nabar ku dhacay ama waxyeello kale oo gaartay darteed; kaar; dhuuri; halac; laxaw.
Caafimaad iyo fayoobi la'aan; cudur; bugto; jirro.
m.l
Wadaag: