Qeexid
"Wax caarad fiiqan leh wax ku mudmudid."
[-qeeyay, -qaysay]
juqe eeyay
juqe aysay
f.g2"Wax caarad fiiqan leh wax ku mudmudid."
Wadaag:
ld jugee (1). Si isdabajoog ah wax u tumid
Dhar la dhaqayo baaf iwm gudihiisa ku garaacid ama ku xafuujin.
f.g2
-keeyay, -keysay
Wadaag:
ld jukee.
Turub iyadoo la muujinayo in haad fas badan laga haayo bad ku dhufasho.
f.g2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
Meel daloosha wax ku gufayn.
Samayo waran jufo gelin. ld jifee.
f.g2
-feeyay, -feysay
Wadaag:
Ul afkeed iwm wax ku mudmudid.
Badar si ishu uga baxdo aayar kal ku tumid.
f.g2
-qeeyay, -qaysay
Wadaag:
Ku l.: hees ama gabay iwm cod macaan ku qaadid.
f.mg2
-qeeyay, -qaysay
Wadaag: