[-iyay, -isay]
jurb yay
jurb say
"Cidi, far iyo suul iwm jir ku xanuunjin."
Wadaag:
eeg jurbi. ld jurbis.
m.f.dh
ld jurbin.
m.l
Hadal lafajebis ah oo cid lagu yiraahdo.
m.dh.u
Caano iwm xurbiye ku walaaqid.
f.g2
-iyay, -isay
Wax badan oo daadsan midba mar qaadid.
Gurbaan yar.
T. ah: qof xoog badan.
Dhumuc; qiro; baaxad. ld jirmi (2).
Cid jurxo ku dhihid.
-xeeyay, -xeysay