Qeexid
"Cid jurxo ku dhihid."
[-xeeyay, -xeysay]
jurxe eeyay
jurxe eysay
f.g2"Cid jurxo ku dhihid."
Wadaag:
ld jugee (1). Si isdabajoog ah wax u tumid
Dhar la dhaqayo baaf iwm gudihiisa ku garaacid ama ku xafuujin.
f.g2
-keeyay, -keysay
Wadaag:
Wax caarad fiiqan leh wax ku mudmudid.
f.g2
-qeeyay, -qaysay
Wadaag:
Meel daloosha wax ku gufayn.
Samayo waran jufo gelin. ld jifee.
f.g2
-feeyay, -feysay
Wadaag:
Cidi, far iyo suul iwm jir ku xanuunjin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
ld jukee.
Turub iyadoo la muujinayo in haad fas badan laga haayo bad ku dhufasho.
f.g2
-geeyay, -geysay
Wadaag: