"Hadal lafajebis ah oo cid lagu yiraahdo."
Wadaag:
Cid jurxo ku dhihid.
f.g2
-xeeyay, -xeysay
eeg jurxee.
m.f.dh
Sal ku socosho (curyaan).
f.mg3
-xaday, -xatay
Dhumuc; qiro; baaxad. ld jirmi (2).
m.l
ld furux2.
f.g3
Cidi, far iyo suul iwm jir ku xanuunjin.
-iyay, -isay
ld jurbin.
eeg jurbi. ld jurbis.