Qeexid
"Soddonka qaybood oo kitaabka Quraanku u qaybsamo midkood."
Qeexid Xigta
Kitaab weyn oo dhawr qaybood loo kala daabacay midkood.
"Soddonka qaybood oo kitaabka Quraanku u qaybsamo midkood."
Kitaab weyn oo dhawr qaybood loo kala daabacay midkood.
Wadaag:
/dh (-rro, m.dh) Kuul yaryar, madmadow oo barbaarku qoorta ku xirto si uu ugu xarragoodo.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Guri weyn oo dhagax ka samaysan oo ab-ka-ab layska soo dhaxlay.
m.l
Wadaag:
Xaflad la sameeyo marka la dhammeeyo barashada hal jus.
m.l
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Arday jus dhammeeyey xaflad u samayn.
f.mg1
Wadaag: