Qeexid
"Xaflad la sameeyo marka la dhammeeyo barashada hal jus."
"Xaflad la sameeyo marka la dhammeeyo barashada hal jus."
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Arday jus dhammeeyey xaflad u samayn.
f.mg1
Wadaag:
Wax jeelka bi'iya.
J. ah: xoolo dhanaan ku filan cunay.
ld jeelbixid.
m.l
Wadaag:
Soddonka qaybood oo kitaabka Quraanku u qaybsamo midkood.
Kitaab weyn oo dhawr qaybood loo kala daabacay midkood.
m.l
Wadaag: