Qeexid
"(-xay, -xday; -bixi) Arday jus dhammeeyey xaflad u samayn."
"(-xay, -xday; -bixi) Arday jus dhammeeyey xaflad u samayn."
Wadaag:
Xaflad la sameeyo marka la dhammeeyo barashada hal jus.
m.l
Wadaag:
(-xay, xday; -bixi) Ku a.: ciddhibaato kula kallihid.
f.mg1
Wadaag:
Jeelgooyn; xiisadhicid.
Xoolo dha-naan ku filan helid.
f.mg1
Wadaag:
Soddonka qaybood oo kitaabka Quraanku u qaybsamo midkood.
Kitaab weyn oo dhawr qaybood loo kala daabacay midkood.
m.l
Wadaag: