Qeexid
"Hal jus oo Quraan ah marka uu arday dhammeeyo cuntada uu bixiyo. ld juscambuuleed."
"Hal jus oo Quraan ah marka uu arday dhammeeyo cuntada uu bixiyo. ld juscambuuleed."
Wadaag:
Badar la kariyey isagoo iniinahiisa aan la burburin.
m.dh
Wadaag:
Tub geed sisin ah oo isku xiran.
Hoy yar, caws qoryo iwm ka samaysan oo beeraha laga dhex samaysto. ld abbuul, ambuul, cabbuul.
m.l
Wadaag:
Qodaxda sarmaanta marka ay curdanka tahay; dhambacaluul.
m.dh
Wadaag: