Qeexid
"/dh (-rro, m.dh) Kuul yaryar, madmadow oo barbaarku qoorta ku xirto si uu ugu xarragoodo."
"/dh (-rro, m.dh) Kuul yaryar, madmadow oo barbaarku qoorta ku xirto si uu ugu xarragoodo."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Guri weyn oo dhagax ka samaysan oo ab-ka-ab layska soo dhaxlay.
m.l
Wadaag:
Soddonka qaybood oo kitaabka Quraanku u qaybsamo midkood.
Kitaab weyn oo dhawr qaybood loo kala daabacay midkood.
m.l
Wadaag:
Madow oo dhalaalaya (midab dad).
Geed laftiisa madow laga sameeyo miraha tusbaxa.
m.l
Wadaag: