"(-rro, m.dh) Guri weyn oo dhagax ka samaysan oo ab-ka-ab layska soo dhaxlay."
Wadaag:
/dh (-rro, m.dh) Kuul yaryar, madmadow oo barbaarku qoorta ku xirto si uu ugu xarragoodo.
m.l
(-rro, m.dh) Aqal dhagax ah; daar; sar.
Soddonka qaybood oo kitaabka Quraanku u qaybsamo midkood.
Kitaab weyn oo dhawr qaybood loo kala daabacay midkood.
War yar oo xogtiisu gaabantahay ama aysan dhammayn.
m.dh
Badar biyo qashin kaga saarid.
f.g1
-ray, -rtay
J. ah: maro aan qiime badan lahayn xag tayo.
m.dh.kh