[-naa, -nayd]
juucjuucsan aa
juucjuucsan ayd
"Qof daal xanuun yar leh hayo ahaansho."
Wadaag:
eeg juucjuucsan. ld juucjuucsanaansho.
m.f.dh
ld juuc.
m.l
/dh ld juucjuuc sanaan.
Daal xanuun yar leh.
Baahi. ld juucjuuc.
Rukuucay ahaansho (qof). ld rakuucsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Cod nirgaha geelu ay samee-yaan.
m.dh
ld rukuuc-san.
ld khushuucsan.
f.mg1
Ku j.: wax la samaynayo ku raali ahaansho. Tus. “Cali xilkaas in uu qabto kuma jacsana.”