Qeexid

"Cudur halis ah oo dadka oogadiisa googooya."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga juudaan oo kali ah:
  • Rasuulkeenii (NNKH) waxa uu yidhi “waxa aad uga orodaa oo aad uga fagaataa ka juudaanka qaba, sida libaaxa aad uga cararto”.
  • Xuska Maalinta Cudurka Juudaanka Caalamka maanta waxaa laga xusayaa maalinta cudurka Juudaanka waxaana maanta oo kale looga hadlayaa wacyigelinta iyo sidii loo ciribtiri lahaa xanuunka oo sannad walba dad tobannaan kun ah oo cusub uu ku dhaco.