Qeexid
"(daaw.) Cudur muddo dheer oo uu keeno “mycobacterium leprae”. Wuxuu wax yeelleeyaa maqaarka, dareemayasha iyo xuubka gudaha ka mara xubnaha daloola (mucous membrane). Waxaa laga helaa dalalka cimilada kulul, si toos ah ayaa la isaga qaada."

Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Geel guudaan haya ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
Cad yar oo saan ah oo loo jaray qaab kabeed.
Meel bannaan.
Gabal yar oo shay ah. 4. Kab dhammaatay. 5. Naqshad farsamo. 6. (muus.) Ridmada sacabka iyo lugaha laga sameeyo marka ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka la ciyaarayo.
m.dh
Wadaag:
(-aaman, m.l) (c.nafl.) Nudo adag oo tiiriyayaal ah, ha ahaadaan laf ama carjaw kuwaas oo sameeya fuqa hoose ee xayawaanka qaarkood, gaar ahaan lafdhabarleyda. Shaqada ugu weyn ee daamanku waxa weeye inay ilkaha ka caawiyaan qaniinyada iyo calaalinta cuntada.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Tabardarro awgeed dhicdhicid.
f.g1
Wadaag:
Coddheer ugu yeerid muslimiinta waqtiyada salaadda.
Kor u qaylin neef riyo ahxanuun dartiis. ld aaddan2, eedaan2.
f.mg1
-aamay, -aantay
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Subag, caano, maraq iwm cunno yaabis ah ku darid.
f.g1
Wadaag: