Qeexid

"(-lal, m.l) (xis.) Summad J. Halbeegga Caalamiga (H.C.) ee hawsha iyo tamarta, waxana uu le'egyahay hawsha la qabtay, marka xoog hal niyuutan (n) ah dhaqaajiyo walax fogaan (s) hal mitir ah. Waxa loogu magac daray aqoonyankii (1818-18 89) ee Jaymis Biriskot Juul."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga juul oo kali ah:
  • Bankigii Qaranka Soomaliyeed ayaa howlgalay kowdii Juulaay 60kii.
  • Boqor Cabdala ayaa isna yidhi "Hadaa kalaam badaal, laayajiibul faa’iido, walaa rajuula fil xarbi yaa khawal anta Amriikiya masnac adiga laftaada."