Qeexid

k (ka') m.dh Xarafka kow iyo tobnaad ee alifka soomaaliga, waana shibbane. ld kaaf.