Qeexid

"ka-faa'iideyste m.l (-tayaal, m.l/dh) (daaw.) Jeermiyo ka-faa'iideysta xaalad bukaan oo difaaca jirku dhimmanyahay. Difaac la'aanta oo ay keeni karto: infekshin cudurro kale ama dawo jeermiyada ka-faa'iideystayaasha sida badan jirro uma keeni karaan qof caafimaad qaba."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ka-faa oo kali ah:
  • Bulsho magaala ku nool ayaa ka-faa’iidaysiga ilaha aan soo sheegnay u suuroobi karaan oo ka duwan kana heer sarreeya dhaqan baadiyaha miyiga lagaga dhaqmo.
  • Arrintan ka-faallootankeedu iyo falanqaynteedu waa kuwo muhim ah.