Qeexid
"Ka-g. ah: weyl, nirig iwm oo naaska hooyadood ka go'ay."
"Ka-g. ah: weyl, nirig iwm oo naaska hooyadood ka go'ay."
Wadaag:
Labo xubnood oo lafo leh meesha ay iska haystaan; laabato.
Laba waddo meel ay iska gooyaan.
m.l
Wadaag:
ka adeega oo barako doon ah. 2. Nin wadaad u adeega oo barako doon ah. ld khaaddun.
Wadaag:
Geed nagaar dhulka ku fida, leh caleemo yaryar oo biyo ka buuxaan oo markii lagu istaago kabaha qooya.
m.l
Wadaag:
(nax.) Isbeddel sarfeed oo ku dhaca qaabka ereyada qaarkood (siiba magacyada), oo muujinaya xiriirka naxweed ee qaabkaasi uu la leeyahay weerta inteeda kale; waa seddaxda habdhis kaysyada soomaaliyeed waxaana ka mid ah: kays yeelaale oo ah marka magaca yeele uu dhammaadkiisa ka muuqdo -u ama -i. Labada kale waa: kays yeermo iyo kays lahaansho.
m.l
Wadaag: