Qeexid

"(kuwa, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado. Tus. “Ka yimid waa Cali”. ld kan2."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ka1 oo kali ah:
  • Golaha Wakiiladda ee aad k/s gudoomiyaha & gudoomiye ku xigeenka1aad ka tahay sharci dejinta oo ay ahayd inuu dhamaystirto sharciyada qabyada ah ilaaliyana qodobada tirada badan ee dastuurka ee Xukuumadu jabisay.