Qeexid
"(kuwaas, w) ld kaas1"
"(kuwaas, w) ld kaas1"
Wadaag:
(kuwa, w) Magacuyaal tilmaame oo lab, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado. Tus. “Ka yimid waa Cali”. ld kan2.
mu.ti.l
Wadaag:
Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee kelida ah. Tus. “Cali wargeyska ayuu iiga kaa qaatay”.
mu.dhm.ly
Wadaag:
(u) Daloola ku yaal doonida miilkeeda dambe iyo madaxa shukaanta.
Kala k.: wax kala duwan.
m.l
Wadaag:
(kuwayaga, w) magacuyaal lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay. Tus. “Baabuurkiinna, kaayaga ayaa ka weyn”. ld Kayaga1,
mu.lh.l
Wadaag:
Kab yar oo falag ah oo derinta afka looga tolo.
(fk) Meel aad u dhaw.
(-iyo, m.dh) Qoryaha ceelka afka laga saaro midkood; raar; xakab.
m.l
Wadaag:
Irridda aqalka xaggiisa gudaha.
Labada udub oo aqalka irriddiisa ku mudan midkood.
m.l
Wadaag:
U k.: hawl, arrin iwm oo la fulin lahaa in yar dib u dhigid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Midab u dhow casuuraa.
Dhar adag oo badanaa askartu xirato.
m.l
Wadaag:
Fandhaal weyn oo bir ama qori ka samaysan.
Dhulmadda labadeeda qalbac midkood.
Xoolo la siiyo qof guursaday.
m.dh
Wadaag:
Iftiin yar oo wixii sababay sida dab, qorrax iwm ayan muuqan.
m.l
Wadaag: