Qeexid
"Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee kelida ah. Tus. “Cali wargeyska ayuu iiga kaa qaatay”."
"Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee kelida ah. Tus. “Cali wargeyska ayuu iiga kaa qaatay”."
Wadaag:
ka2 h (nax) Qurub lagu isticmaalo falka bidixdiisa ama hortiisa : a) qurub la xiriira meesha laga dhaqaaqay ama wax laga qaaday. Tus. “Balcad ayuu ka yimid”, “Qalin ayuu jeebkiisa ka soo bixiyay”, “Tuulo ka tuulo ayuu nastaa”; b) qurub barbardhigid loo isticmaalo. Tus. “Marka waxaa ka weyn Xamar”; c) qurub la xiriira meel uu fal ka dhacay ama laga gudbayo. Tus. “Kooxdan buu ka cayaarayaa”, “Halkaas buu guri ka dhisay”, “Waddada buu ka tallaabay”.
Wadaag:
Dibkabe lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax adigu (qofka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. Tus. “Qalinkaaga baa cusub”. ld kaa3.
dk.lh.l
Wadaag:
(u) Daloola ku yaal doonida miilkeeda dambe iyo madaxa shukaanta.
Kala k.: wax kala duwan.
m.l
Wadaag:
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay. Tus. “Dalkaayaga ayaa ka ballaaran dalkiinna”. ld kayaga2, kaayo2, kayo2.
dk.lh.l
Wadaag:
Kab yar oo falag ah oo derinta afka looga tolo.
(fk) Meel aad u dhaw.
(-iyo, m.dh) Qoryaha ceelka afka laga saaro midkood; raar; xakab.
m.l
Wadaag:
Irridda aqalka xaggiisa gudaha.
Labada udub oo aqalka irriddiisa ku mudan midkood.
m.l
Wadaag:
Nin guursadey xoolo siin. ld kaali.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
U k.: hawl, arrin iwm oo la fulin lahaa in yar dib u dhigid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Midab u dhow casuuraa.
Dhar adag oo badanaa askartu xirato.
m.l
Wadaag:
Iftiin yar oo wixii sababay sida dab, qorrax iwm ayan muuqan.
m.l
Wadaag: