Qeexid
"ld kaaga2."
"ld kaaga2."
Wadaag:
Qodob magaca lab dib loogu qodbo si looga dhigo wax cayiman. Wuxuuna raacaa magacyada lab oo ku dhammaada b, d, f, l, n, r, s (sh). Qodobkaa waxaa ka farcama: -ga, -ha, -a oo raacaan magacyada kale ee labka ah. Tus. “ nin+ka- >ninka, buug+ka->buugga”.
q.l
Wadaag:
Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee kelida ah. Tus. “Cali wargeyska ayuu iiga kaa qaatay”.
mu.dhm.ly
Wadaag:
(u) Daloola ku yaal doonida miilkeeda dambe iyo madaxa shukaanta.
Kala k.: wax kala duwan.
m.l
Wadaag:
Kab yar oo falag ah oo derinta afka looga tolo.
(fk) Meel aad u dhaw.
(-iyo, m.dh) Qoryaha ceelka afka laga saaro midkood; raar; xakab.
m.l
Wadaag:
Irridda aqalka xaggiisa gudaha.
Labada udub oo aqalka irriddiisa ku mudan midkood.
m.l
Wadaag:
Midab u dhow casuuraa.
Dhar adag oo badanaa askartu xirato.
m.l
Wadaag:
U k.: hawl, arrin iwm oo la fulin lahaa in yar dib u dhigid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Fandhaal weyn oo bir ama qori ka samaysan.
Dhulmadda labadeeda qalbac midkood.
Xoolo la siiyo qof guursaday.
m.dh
Wadaag:
Iftiin yar oo wixii sababay sida dab, qorrax iwm ayan muuqan.
m.l
Wadaag:
Nin guursadey xoolo siin. ld kaali.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag: