Qeexid
"Wax xoojin."
[-bay, -btay]
kaab ay
kaab tay
f.g1"Wax xoojin."
Wadaag:
Kab yar oo falag ah oo derinta afka looga tolo.
(fk) Meel aad u dhaw.
(-iyo, m.dh) Qoryaha ceelka afka laga saaro midkood; raar; xakab.
m.l
Wadaag:
Hilib shiidan oo dhir lagu daray oo inta la kuuskuuso la shiilo.
m.l
Wadaag:
Qoryo yaryar oo xalxallefsan oo shabaagta badda la dhigo lagu xirxiro, si ay u sabbayso oo u muuqato.
m.dh.u
Wadaag:
(-llo, m.dh) Qof ciidanka qalabka sida ka tirsan oo laba alif leh.
m.l
Wadaag:
Xuub qira yar oo daawo buda ahi ku jirto oo afka laga qaato. ld kaabsol.
m.l
Wadaag:
Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee kelida ah. Tus. “Cali wargeyska ayuu iiga kaa qaatay”.
mu.dhm.ly
Wadaag:
(u) Daloola ku yaal doonida miilkeeda dambe iyo madaxa shukaanta.
Kala k.: wax kala duwan.
m.l
Wadaag:
Irridda aqalka xaggiisa gudaha.
Labada udub oo aqalka irriddiisa ku mudan midkood.
m.l
Wadaag:
Midab u dhow casuuraa.
Dhar adag oo badanaa askartu xirato.
m.l
Wadaag:
U k.: hawl, arrin iwm oo la fulin lahaa in yar dib u dhigid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag: