Qeexid
"Irridda aqalka xaggiisa gudaha."
Qeexid Xigta
Labada udub oo aqalka irriddiisa ku mudan midkood.
"Irridda aqalka xaggiisa gudaha."
Labada udub oo aqalka irriddiisa ku mudan midkood.
Wadaag:
U k.: hawl, arrin iwm oo la fulin lahaa in yar dib u dhigid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Bushimo, baalasha, indha-ha, iwm oo isku dhegganaa oo la kala fogeeyo.
ld kalaqaadid.
m.l
Wadaag:
Qab weyni dadka ku dhalata marka uu helo maal, wiilal, magac iwm.
m.l
Wadaag:
Dareere kelyuhu dhiigga ka soo miiraan oo isugu soo urura kaadihaysta kana soo gudba dhuunta kaadimareenka.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qof loo diyaariyey maamul ama hoggaan siyaasadeed. ld kaadir.
m.l
Wadaag:
(baay.) Dareere biyo ah oo ay sameeyaan organnada qashinsaarka ee xayawaanku, si ay ugu saaraan qashinka ka soo hadha dheefsashada. Xayawaanka sare, kaadida waxa soo saara kelyaha, waxa lagu keydiyaa kaadi haysta, waxaana laga qashinsaaraa kaadimareenka ama koloykaha. Marka laga reebo biyaha, waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay kaadidu ka koobantahay waxa ka mid ah: maxsuulka dheefsashada naytroojiin oo ah yuuriyo, amuuniya, asiidha yuurik iyo kiritaniin iyo ayoonno aan orgaanik ahayn.
m.dh
Wadaag:
Xoolo biyo cabbiddooda ka kamiin jabay marka labaad ee ay ku laabtaan. ld rakaadid.
m.dh
Wadaag: