Qeexid
"U k.: hawl, arrin iwm oo la fulin lahaa in yar dib u dhigid."
[-iyay, -isay]
kaad yay
kaad say
f.mg2"U k.: hawl, arrin iwm oo la fulin lahaa in yar dib u dhigid."
Wadaag:
(baay.) Dareere biyo ah oo ay sameeyaan organnada qashinsaarka ee xayawaanku, si ay ugu saaraan qashinka ka soo hadha dheefsashada. Xayawaanka sare, kaadida waxa soo saara kelyaha, waxa lagu keydiyaa kaadi haysta, waxaana laga qashinsaaraa kaadimareenka ama koloykaha. Marka laga reebo biyaha, waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay kaadidu ka koobantahay waxa ka mid ah: maxsuulka dheefsashada naytroojiin oo ah yuuriyo, amuuniya, asiidha yuurik iyo kiritaniin iyo ayoonno aan orgaanik ahayn.
m.dh
Wadaag:
Dareere kelyuhu dhiigga ka soo miiraan oo isugu soo urura kaadihaysta kana soo gudba dhuunta kaadimareenka.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Sameynta kaadida oo si aan caadi ahayn u yaraata.
m.dh
Wadaag:
Irridda aqalka xaggiisa gudaha.
Labada udub oo aqalka irriddiisa ku mudan midkood.
m.l
Wadaag:
(-no, m.dh) Organ wada qaba habdhisyada taranka iyo kaadi mareenka.
m.l
Wadaag:
Cudur lo'da ku dhaca oo shilintu keento midabka kaadiduna guduud ka dhiga.
Cudur kelyaha dadka ku dhaca oo kaadida caseeya.
m.dh
Wadaag:
(-syo, m.dh) Xuub adag oo kaadidu ku keydsanto inta aaney ka iman nafleyda.
m.dh
Wadaag:
K. ah: dhicis yar oo aan cad iyo laf yeelan ee xinjir ah.
m.l.kh
Wadaag:
(-rro, m.dh) Qof loo diyaariyey maamul ama hoggaan siyaasadeed. ld kaadir.
m.l
Wadaag: