Qeexid
"(-no, m.dh) Dhuunta kaadidu marto."
"(-no, m.dh) Dhuunta kaadidu marto."
Wadaag:
(-no, m.dh) (c.nafl.) Tuyuub laga helo naasleyda, kaas oo ka soo qaada kaadida kaadihaysta oo bannaanka uga saara jidhka. Ragga, kaadi mareenku wuxuu dhex maraa guska, waxaana uu ku dhex xidhan yahay xawo mareenka, sidaa darteed waxa kale oo uu u shaqeeyaa marin xawaduna marto.
m.l
Wadaag:
(-cyo .., m.dh) (daaw.) Halaamacoodka kaadi mareenka cadkiisa hore, waxaana sida badan keena jabti (specific urethritis), ama infekshin ka yimaada cudurrada galmada (nonspecific urethritis).
m.l
Wadaag:
(daaw.) Cudur ay keento shaqo xumo ku dhacda ganaca, kaas oo soo saara insooliin. Insuliinta jidhka ku yaraatana waxay sababtaa sonkorta oo dhiigga ku badata, ka dibna loo qashinsaaro kaadi ahaan. ld kaadimma-caan.
m.l
Wadaag:
U k.: hawl, arrin iwm oo la fulin lahaa in yar dib u dhigid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dareere kelyuhu dhiigga ka soo miiraan oo isugu soo urura kaadihaysta kana soo gudba dhuunta kaadimareenka.
m.dh
Wadaag:
(baay.) Dareere biyo ah oo ay sameeyaan organnada qashinsaarka ee xayawaanku, si ay ugu saaraan qashinka ka soo hadha dheefsashada. Xayawaanka sare, kaadida waxa soo saara kelyaha, waxa lagu keydiyaa kaadi haysta, waxaana laga qashinsaaraa kaadimareenka ama koloykaha. Marka laga reebo biyaha, waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay kaadidu ka koobantahay waxa ka mid ah: maxsuulka dheefsashada naytroojiin oo ah yuuriyo, amuuniya, asiidha yuurik iyo kiritaniin iyo ayoonno aan orgaanik ahayn.
m.dh
Wadaag:
Dad dhalashadoodu isu dhowdahay; xigto.
Qof gar yaqaan ah oo dadka u dooda.
m.l
Wadaag:
Garasho ku abuurta niyadda qofka isbeddal nafsadeed.
War dhiilo leh.
Tuhun; shaki.
m.l
Wadaag:
K. ah: dhicis yar oo aan cad iyo laf yeelan ee xinjir ah.
m.l.kh
Wadaag:
(-syo, m.dh) Xuub adag oo kaadidu ku keydsanto inta aaney ka iman nafleyda.
m.dh
Wadaag:
Cudur lo'da ku dhaca oo shilintu keento midabka kaadiduna guduud ka dhiga.
Cudur kelyaha dadka ku dhaca oo kaadida caseeya.
m.dh
Wadaag: