Qeexid

"(-rro, m.dh) ld kaadar."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaadir oo kali ah:
  • Si ay u muujiyaan daacadnimadooda, kaadiriintu waxay deysteen gar dheer ama mid yar oo ay ku daba-dhaajinayaan, kuwii Lenin iyo Marx!
  • Saa darteed kaadiriintu waxay hindiseen in la abuuro wax la yiraahdo: Inta xusuusata ama nasiibka u lahayd iney joogeen wakhtigaa, way garan karaan waxa ay guulwadaashu u taagnayeen ama matalayeen.