Qeexid
"U k.: wax dib u dhigasho."
[-saday, -satay]
kaads aday
kaads atay
f.mg3"U k.: wax dib u dhigasho."
Wadaag:
Irridda aqalka xaggiisa gudaha.
Labada udub oo aqalka irriddiisa ku mudan midkood.
m.l
Wadaag:
U k.: hawl, arrin iwm oo la fulin lahaa in yar dib u dhigid.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cudur lo'da ku dhaca oo shilintu keento midabka kaadiduna guduud ka dhiga.
Cudur kelyaha dadka ku dhaca oo kaadida caseeya.
m.dh
Wadaag:
Cid dhibaato haysata darteed uga faa'iideysasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Ku m.: qof ku dheeldheelid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: