Qeexid

"(-faf, m.l) Xarafka ka'. ld k (ka')."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaaf oo kali ah:
  • Irrida markii uu ka galayba waxa kaaf iyo kala dheeri noqotay aragtida ay ishiisu qabatay iyo arrintani uu Bilis la taag daran yahay.
  • Xassan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan noo soo diray.