Qeexid

"K. ah: wax deeq kugu kaafiya."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga kaafi oo kali ah:
  • In aad diinta iyo culuumteed aqoon u leedahay ma ah mid kaafi ah oo ruuxa ku filan ee waxaa iyana laga maarmaan ah in aad aqoon iyo macrifo fiican u leedahay waaqaca la doonayo in naska loo dejiyo.
  • Sidoo kale xoghayaha maamulka gobolka Banaadi, C/kaafi Hilowle Cismaan ayaa sheegay inay ka warheleen dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo soo galay degmooyinkii ay hore uga baxeen, isagoo sheegay inay baaritaanno socdaan.