Qeexid
"(-oomay, -oontay; -oomi) Ka k.: wax ka maarmid."
"(-oomay, -oontay; -oomi) Ka k.: wax ka maarmid."
Wadaag:
Ayoonnada kaaftoonkooda waxa loo tixgeliyaa in uu u dhigmo laxaadka saldanabka.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) (kiim.) Elektaroon dibedeedka atamka ee ka qayb gala samaynta dabarrada kiimikaad.
m.l.u
Wadaag:
(taar.) Bannanbax lama filaan u dhaca ay la socoto xasillooni daro laguna diiddanyahay siyaasad dal laguna doonayo isbeddel siyaasadeed.
m.l
Wadaag:
(nax.) Marka shay lagu dhawaaqayo codku wuxuu noqon karaa mid dheer ama mid gaaban ama mid dhexdhexaad ah.
m.l
Wadaag:
(-rro/-riin, m.dh/kufaar, m.l)) (dii.) Qof aan muslin ahayn. ld kufri1.
m.l
Wadaag:
Geed shiinaha koonfureed ka baxa oo caleemihiisu weligood cagaaran yihiin, lehna ubax midab cad oo udgoon.
Dheecaan geedka kaafuurka laga soo saaro. Kaaga1 mu.lh.l (kuwaaga, w) Magacuyaal lahaansho oo lab ah oo tilmaamaya wax adigu (qofka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay.
m.l
Wadaag:
(-do, m.l) (dii.) Haweenay aan diinta Islaamka rumeysnayn.
m.dh
Wadaag: